Cabdullaahi Dheere oo ahaa Afhayeenkii maamulka la baxay Hirshabeelle uqaabilsanaa gobolka Sh/Dhexe ayaa iska casilay xilkii uu hayay, wuxuuna maamulkaasi ujeediyay eedeymo kulul.
Wuxuu ku tilmaamay inuu yahay mamaul dhaqan xun, Mooryaan ah, sababayna dib udhaca ay la daalaadhaceyso magaalada Jowhar ee xarunta gobolka, ahna caasimadda maamulkaasi.