Maamulka gumeysiga ku dhisan ee Yahuudda ayaa wajahaya dhibaatooyin kala duwan, waxaana duullaanka uu ku qaaday Qazza uu ka dhaxlay khasaare aan horay loo arag.
Waxaa gudaha Tel-Aviv iyo deegaannada kale uu xoogga ku heysto ka dhaca dibadbaxyo looga soo horjeedo siyaasadda faashilka ah ee nidaamkaan.
Dibadbaxyadaan iyo askareynta qasabka ah ayaa wax ay saameyn kala duwan ku yeelatay ciidanka Yahuudda oo markii horaba la daalaa dhacayay jabka kasoo gaaray duullaanka Qazza.