Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsBurcad Hubeysan oo Ganacsade Soomaali ah ku Dilay Dalka Koonfur Afrika.

Burcad Hubeysan oo Ganacsade Soomaali ah ku Dilay Dalka Koonfur Afrika.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa dalka Koonfur Afrika ka dhacay, dil ay kooxo burcad ah u geysteen ganacsade Soomaali ah.

Maxamuud C/Raxmaan Siyaad kuna magac-dheeraa Doole ayaa lagu magaacaabaa ganacsadahaan Soomaaliga ah oo si gaar ah loogu dilay magaalada Johanessburg ee dalka Koonfur Afrika.

Maxamuud ayay kooxdu toogteen isagoo kasoo baxay xaruntiisa ganacsi, sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.