Wednesday, April 16, 2025
HomeAll NewsMuxuu Salka ku Hayaa Safarka Xamse Cabdi Barre ee Laascaanood?

Muxuu Salka ku Hayaa Safarka Xamse Cabdi Barre ee Laascaanood?[WAREYSI]

Cabdullaahi Faarax Kufridiid oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, wuxuu kaga waramay waxa uu salka ku hayo socdaalka uu Xamse Cabdi Barre ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka ku tagay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, Waxaana waraysigaan la yeeshay Mubaarak Cumar.

Halkaan ka Degso Wareysiga

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.