Xaalad kacsanaan ah ayaa laga dareemayaan gobolka Oromiya ee dalka Ithoobiya , kadib marii ay halaasi maleshiyaad hubeesan ku dileen tobannaan ruux.
Wearkaan lagu dilay dadka shacabka ayaa si gaar ah kaga dhacay deegaanka Hora Kudhuura ee gobolka Wallaga ee katirsan ismaamulka Oromiya.
Weerarkaan ayaaa lagu eedeeyay iney ka dambeeyeen jabhadaha hubeysan ee katirsan gobalka, si gaaar ah kooxaha Amxaarada iyo Oromada.
In ka badan 20 ruux ayaa la sheegay in lagu dilay weerarkaan cusub ee ka dhacay gobalka Oromiya ee dalka Itoobiyaa.