Dagaalyahanno aad uhubeysan oo katirsan ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa saakay weerarro xooggan ku qaaday xeryihiin askarta Dowladda Fedaraalku ky lahaayeen degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/Dhexe.
Saldhigyada ciidanka Dowladda Fedaraalku ku lahaayeen degmadaasi ayaa ku yiilay duleedka iyo gudaha magaalada, waxaana gaaray jab xooggan sida ay xaqiijinayaan warar hor dhac ah oo laga helayo fagaaraha dagaalka.
Waxaa la xaqiijinayaa in khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay dagaalladaasi, hadaba halkey wax marayaan.?