Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Dagaal kula Wareegay Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Sh.Dhexe.

Al-Shabaab oo Dagaal kula Wareegay Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Sh.Dhexe.

Ciidamo aad uhubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saakay dagaallo xooggan kadib la wareegay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/Dhexe.

Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ataa gudaha gulay magaalada waxayna si buuxda ula wareegeen guud ahan degmada iyo saldhiyadii ay ciidanka Dowladda Fedaraalku ku lahaayeen halkaasi.

Waxay su’aali ka taagan tahay halka ay ku dambeeyeen saraakiishii ciidamada Dowaladda Fedaraalka ee waayihii udambeeyay ku sugnaa degmadaasi, halkee ayey ku dambeeyeen.?

Xog ku saabsan dagaallada iyo la wareegitaanka degmada halkan ka dhegeyso.

Xogta la wareegitaanka Aadan Yabaal.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.