Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsKabakudukade: Waxaan Idin kala Soo Hadlayaa Degmada Aadan Yabaal Bartankeeda.

Kabakudukade: Waxaan Idin kala Soo Hadlayaa Degmada Aadan Yabaal Bartankeeda.[Wareysi]

Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakudukade oo ah Waaliga gobolka Sh/Dhexe, kuna sugan degmada Aadan Yabaal oo saakay dagaal lagula wareegay ayaa ka hadlay, dagaalkii saakay degmada iyo khasaaraha ka dhashay.

Wareysi ay la yeelatay idaacadda Islaamiga ah ee Al-Andalus oo ku hadasha Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayuu kaga hadlay arrimo dhowr ah.

Hadaba wareysiga Kabakudude hoos ka dhegeyso.

Halkan ka Degso Wareysiga.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.