Saturday, June 7, 2025
HomeWarka GudahaDEG DEG: Al-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Degaanka Mabaax ee Hoostaga Moqokori.

DEG DEG: Al-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Degaanka Mabaax ee Hoostaga Moqokori.

Dagaal udhaxeeyay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda Fedaraalka ayaa goordhaweyd kusoo gabgaboobay degaanka Mabaax oo hoostaga magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaasoo lagala wareegay ciidankii Dowladda Fedaraalka ee ku sugnaa.

Degaankan ayaa dhaca wadada isku xirta Moqokori iyo Aadan Yabaal oo ay saakay la wareegeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

La wareegitaanka degmada Aadan Yabaal iyo degaanada kale ee katirsan gobolka Hiiraan ayaa dhabarjab wayn ku ah Dowladda Fedaraalka, maadaama ay firxanayaan ciidankeeda.

Halkan ka Degso Xogta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.