Sheekh Cabudul-Ilaah oo kamid ah culimada diinta Islaamka ayaan ka wareysanay, dagaal xooggan oo ay saakay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula wareegeen degmada Aadan Yabaal.
Sheekha ayaa bogaadiyay dagaalladii saakay ay Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen Aadan Yabaal iyo la wareegitaanka degmada.