Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsNabadoonka Beesha Awbakar oo Laga Wareystay Daagaalka Aadan Yabaal.

Nabadoonka Beesha Awbakar oo Laga Wareystay Daagaalka Aadan Yabaal.

Nabadoon Macallin Xuseyn Faraweyn oo ah Nabadoonka beesha Awbakar Gaabane ayaa ka hadlay dagaalladii saakay lagula wareegay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/Dhexe.

Wareysi ay la yeelatay warbaahinta Islaamigaa ha ee Al-Furqaan, ayuu kaga hadlay nabadoonku arriimo dhowr ah, wuxuuna bogaadiyay la wareegitaanka degmada iyo ciidamada Xarakada Mujaahididiinta Al-Shabaab ee dagaallada ku xasuuqay askartii Dowladda Fedaraalka ee halkaasi ku sugneyd.

Halkan ka Dhegeyso Wareysiga.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.