Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsBulshada ku Dhaqan Wilayaadka Islaamiga ah oo Bogaadiyay La Wareegitaanka Aadan Yabaal.

Bulshada ku Dhaqan Wilayaadka Islaamiga ah oo Bogaadiyay La Wareegitaanka Aadan Yabaal.

Qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan wilaayaadka Islaamiga ah ee dhaca Koonfurta Soomaaliya ayaa bogaadiyay, dagaalkii xooganaa ee ay saakay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula wareegeen degmada Aadan Yabaal.

Dadkan ayaan cod baahiyaha warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan la dhexqaadnay, waxayna soo gudbinayaan shucuurkooda, iyagoo ku sugan magaalooyin kala duwan sida: Saakow, Jamaame iyo Kuunyo Barrow.

Hadaba halkan hoose ka dhegeyso kana degso wareysiyada kala duwan ee aan la yeelanay bulshadan.
Aragtida dadweynaha kuunyo Barrow.
Arigtada dadweynaha jamaame.
wareysi dareenka bulshada saakow.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.