Saturday, April 19, 2025
HomeWarka GudahaAl-Kataa'ib oo Baahisay Sawirada Dagaalkii Saakay Lagula Wareegay Degmada Aadan Yabaal.

Al-Kataa’ib oo Baahisay Sawirada Dagaalkii Saakay Lagula Wareegay Degmada Aadan Yabaal.

Mu’asasada warbaahineed ee Al-Kataa’ib ayaa baahisay sawirro gaaraya ku dhawaad 40 sawir oo cadeynaya, sida uu udhacay dagaalkii saakay ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula wareegeen degmada Aadan Yabaal.

Sawiradan ayaa lagu arkayaa asakrta Dowladda Fedaraalka oo daadsan gudah degmada iyo banaankeeda.

Halkan ka Degso Xogta Sawirrada.

Halkan hoose ka daawo sawirada la wareegitaanka degmada Aadan Yabaal.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.