Saturday, April 19, 2025
HomeWarka GudahaAl-Kataa'ib oo Baahisay Sawirro Hor Leh oo Ku Saabsan Dagaalkii Ka Dhacay...

Al-Kataa’ib oo Baahisay Sawirro Hor Leh oo Ku Saabsan Dagaalkii Ka Dhacay Aadan Yabaal.

Mu’asasada Al-Kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay, sawirro hor leh oo laga soo qaaday saldhig ay ciidamada Dowladda Fedaraalku ku lahaayeen degmada Aadan Yabaal.

Sawiradan ayaa waxaa ka muuqanaya difaacyo waa wayn oo ay askata Dowladda Fedaraalku ka sameysteen halkaasi, iyo meydadka askar ay saraakiili ku jiraan.

Halkan hoose ka daawo sawirrada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.