Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsHooyo ku Nool Qazza oo ka Sheekeyneysa Sida uu Maamulka Yahuudda u...

Hooyo ku Nool Qazza oo ka Sheekeyneysa Sida uu Maamulka Yahuudda u Laayay Dhammaan Qoyskeeda.

Maamulka Yahuudda ayaa waxa uu wali duqeymo wuxuushnimo ah ka wadaa Marinka Qazza, kuwaas oo uu ku leynayo dadka rayidka ah.

Ummu Jihaad- waa hooyo ku nool Qazza, waxa ay ka sheekeysay sida uu maamulka Yahuudda u laayay dhammaan qoyskeeda.

Halkaan ka Degso Warbixinta Qazza

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.