Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsMuuqaalllada Weerarkii Masaajid Cali Gaduud & Al-Shabaab oo ku Sugan Aadan-Yabaal oo...

Muuqaalllada Weerarkii Masaajid Cali Gaduud & Al-Shabaab oo ku Sugan Aadan-Yabaal oo la Baahiyay.

Waxaa maanta la baahiyay muuqaalka ciidamda Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ee la wareegay degmada Aadan Yabaal ee gobalka Sh-dhexe oo ku sugan gudaha degmadaas.

Sidoo kale Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa baahisay, muuqaalka weerarkii cagmarinta ahaa ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula wareegeen, degmada Towfiiq (Masaajid Cali Gaduud) ee gobalka Sh-dhexe.

Halkaan ka Degso Xogta Muuqaallada la Baahiyay

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.