Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsKhasaare ka Dashay Madaafiic Lagu Garaacay Saldhig ay Ciidanka Dowladda Fedaraalka ku...

Khasaare ka Dashay Madaafiic Lagu Garaacay Saldhig ay Ciidanka Dowladda Fedaraalka ku Leeyihiin Sh/Hoose.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weerar madaafiic ah ku qaaday, saldhigga ciidanka Dowladda Fedaraalka ee degaanka Arbacoow.

Madaafiicda ayaa ku dhacay gudaha xerada, waxaana ka dhashay dhaawacyada askar dhowr ah oo intooda badan xaalad garaab ah ku jira.

Tirada askarta ku dhaawacantay madaafiicdan, ayaa gaaraya illaa 5 askari oo ay ku jiraan 3 garaab ah.

Dhanka kale, Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay dagaal ku qaaday, xerada ciidamada shisheeye ee Uganda ku leeyihiin degmada Qoryooleey.

Weeraradan ayaa kusoo aadaya iyadoo hawlgallo waa wayn ay Xaarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka waddo dalka, kuwaasoo lagu dhiig bixinayo sisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.