Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsAl-Kataa'ib Al-Ikhbaariyah oo Filim Kasoo Saartay Dagaal ka dhacay Duleedka Birta-Dheer.

Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah oo Filim Kasoo Saartay Dagaal ka dhacay Duleedka Birta-Dheer.

Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa baahisay muuqaal kooban oo soo bandhigaya, dagaal culus oo duleedka deegaanka Birtadheer kudhexmaray ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo askarta maamulka labaxay Jubbaland.

Filimka ayaa lagu daawanayaa ciidamada Mujaahidiinta oo ka tallaabsanaya meydadka dhowr askari oo katirsan maamulka labaxay Jubbaland.

Halkan kala deg warbixin ku saabsan Filimka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.