Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsXaaladda Aadan-Yabaal oo Dagan iyo Al-Shabaab oo Maalintii 2aad ku Sugan Degmadaas.

Xaaladda Aadan-Yabaal oo Dagan iyo Al-Shabaab oo Maalintii 2aad ku Sugan Degmadaas.

Waxaa maanta degan Xaaladda degmada Aadan Yabaal ee gobalka Sh-dhexe, halkaas oo maalintii shalay ay dagaal kula wareegeen ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maalintii labaad si buuxda umaamulaya degmada Aadan Yabaal, halkaas oo ay shalay dagaal kaga saareen askarta Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Warka Aadan Yabaal

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.