Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsCali Jeyte oo Qiray In Lala Wareegay Aadan Yabaal & Deegaanno Katirsan...

Cali Jeyte oo Qiray In Lala Wareegay Aadan Yabaal & Deegaanno Katirsan Hiiraan.[DHAGEYSO]

Cali Jeyte oo ah hogaamiyaha Maleeshiyaadka taabacsan Dowladda Fedaraalka, ayaa mar uu wareysi bixinayay waxa uu sheegay in awood looga soo saaray degmada Aadan Yabaal, sidoo kalana ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab la wareegeen deegaanno katirsan gobalka Hiiraan.

Waxa uu tilmaamay in haddii sida ay hadda wax ku socdaan aan waxba laga badali karin ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab la wareegi doonto Muqdisho.

Mar uu ka hadlayay sida ay dadka shacabka uga soo horjeedaan Dowladda Fedaraalka ayuu waxa uu soo hadal qaaday qiso ku qabsatay gobalka Hiiraan, taas oo uu kol sii horreysana ka hadlay qisadaas.

Halkaan ka Degso Warka Cali Jeyte

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.