Magaalada Waaciye ee katirsan gobolka Bari waxaa ka da’ay roobab saameyn ku yeeshay dadka magaalada intaba.
Dadad ka dhashay roobabkan ayaa qaaday hal ruux, halka ay burbureen tiro guryo ah.
Sido kale buundooyinkii magaaladu lahayd ayaa ku burburay roobabkan, waxaana gaaray dhaawac xooggan.
Gudoomiyaha magaalda Waaciye ugu magacaaba maamulka la baxay Puntland, ayaa arrimahan ka warramay.