Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlay, la wareegitaankii degmada Aadan Yabaal iyo xaaladda dhabta ah ee ay ku sugan yihiin gobolka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, waxaana soo jeedinaya Maxamad Daahir Calasow.
Halkan ka Degso Diiradda Jimcaha 18 04 2025.