Waxa degmada Saakow ee wilaayada islaamiga ah ee Sh-dhexe dowro sharci ah loogu soo xiray, qaar kamid ah bulshada ku dhaqan degmadaas.
Dadka dowrada loosoo xiray ayay tiradoodu aheyd in ka badan 70 ruux, waxaana ay dowrada ku qaateen duruus kala duwan oo mihiim ah.
Halkaan ka Degso Warka Dowrada