Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa baahisay muuqaalka qeybta 01aad farriimo ay dirayaan, maxaabiistii Dowladda Fedaraalka looga qabtay weerarkii ka dhacay degmada Masaajid Cali Gaduud ee gobalka Sh-dhexe.
Muuqaalkaan ayaa waxa kasoo muuqanaya Nasiir Sheekh Qaasim Macallin, kaas oo kamid ahaa ciidankii lagu qabtay Masaajid Cali Gaduud ee laga keenay magaalada Muqdisho, waxaana uu diray farriimo kala duwan.