Waxaa isa soo taraya siyaasiyiinta ka digaya suurtagalnimada in magaalada Muqdisho ay bilaha soo socda u gacan gasho Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
Sidoo kale mid kamid ah siyaasiyiinta horey xilal uga soo qabtay hay’adaha sirdoonka ee Dowladda Federaalka ayaa si adag u dhaliilay Taliyaha Ciidamada Dowladda Federaalka oo ka cararay Degmada Aadan Yabaal, isagoo ugu baaqay inuu is casillo.