Warbixin uu qoray wargeyska Le Point ee kasoo baxa dalka Mareykanka ayaa waxa uu kaga hadlay, tallaabooyinka cusub ee uu qaadayo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kuwaas oo ay dad badan ku sifeeyeen kuwa haadaan kasii ridaya mustaqbalka Mareykanka.
Qeybaha kala duwan ee bulshada Mareykanka ayaa waxa ay qaarkood si adag kaga soo horjeesteen tasarrufaadka Donald Trump, waxa ayna ku sifeeyeen kuwa burburinaya jiritaaankooda.