Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Sheegtay in 400 oo Askari Dowladda Fedaraalka Looga Dilay Aadan...

Al-Shabaab oo Sheegtay in 400 oo Askari Dowladda Fedaraalka Looga Dilay Aadan Yabaal.

Waxaa sii kordhay khasaaraha askarta Dowladda Fedaraalka ku gaaray weerarkii cuslaa ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen degmada Aadan Yabaal ee gobalka Sh-dhexe.

Sheekh Yuusuf Kabokutukade oo ah Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Sh-dhexe, ayaa shir jiraa’id oo uu qabtay ku sheegay in dhimashada ay gaartay 400 oo askari, isagoo geesta kale ka hadlay halka ay u firxadeen Odawaa iyo Shuute.

Halkaan ka Degso Warka Aadan Yabaal

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.