Shi sababay dhimsho iyo dhaawac ayaa ka dhacay gobolka Mandheer ee dhulka NFD oo ku hoos jira gumeysiga Kenya.
Shilkan oo ah mid gaari ayaa ka dhacay bartamaha magaalada Mandheera, waxaana ku geeriyooday 2 ruux, kadib markii gaari yar oo ay saarnaayeen dusha uu ka maray mid kale oo Bus ah. sido kale waxaa jira dhaawacyo intaasi ka badan oo gaaray dad kale.