Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsWadaad u Faftwooda Shisheeyaha oo ku Dhawaaqay inuu Yahay Musharax Madaxweyne.

Wadaad u Faftwooda Shisheeyaha oo ku Dhawaaqay inuu Yahay Musharax Madaxweyne.

Mid kamid ah wadaadaha u fatwooda Ciidamada Shisheeye ee duullaanka ku jooga Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqay inuu yahay Musharax madaxweyne.

Ninkaan oo lagu magacaabo C/qani Qorane Axmed oo gacan saar iyo wada shaqeyn la leh sirdoonnada Mareykanka iyo Ingariiska ayaa sheegay, in xisbi ay sameystay uu yahay mid aan aheyn xisbi diineed, isagoona kulan lagu shaacinayay xisbigaas ka jeediyay hadallo ka dhan ah Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Warka Qorane

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.