Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsCiidamada Dowladda Fedaraalka oo Duleedka Moqokori ku Dilay Nin Darawal ah.

Ciidamada Dowladda Fedaraalka oo Duleedka Moqokori ku Dilay Nin Darawal ah.

Maalintii shalay waxaa nawaaxiga deegaanka Moqokori ee gobalka Hiiraan ka dhacay, dil ay geysteen askar katirsan Dowladda Fedaraalka oo ibsaarooyin uyiilleen halkaas.

Ciidanka ayaa waxa ay si bareer rasaas ugu fureen 2 gaari oo marayay duleedka Moqokori, waxaana ay taasi sababtay dhimashada mid kamid ah darawallada iyo dhaawaca mid kale.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.