Magaalada Kuunyo Barrow ee wilaayada islaamiga ah ee Sh-dhexe ayaa waxaa laga daah furay, xarun bixisa adeegyada toobinta sidoo kalana lagu iibiyo mudaawaadka nuucyadiisa kala duwan.