Wargeysyo caalami ah ayaa qoraya in Imaaraat-ka Carabtu qorsheynayo inuu maamulka la baxay Puntland ka dhigo maamul gooni ogoosad ah oo ka madax banaan Dowladda Fedaraalka.
Xukuumadda Imaaraat-ka Carabta oo lagu yaqaan shirqoollada ka dhanka ah wadamada Muslimiinta, oo ay kamid tahay kala qeybintooda iyo iney malleeshiyaad hubeysan ka aas-aasto, ayaa waxaa qorshe ka dhan ah Soomaaliya oo ay wado warbixin ka ka qoray wargeys kasoo baxa dalka Ingiriiska.