Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsDowladda Qadar oo Jabsatay Xafiiska Ra'iisal Wasaaraha Yahuudda Natanyahu.

Dowladda Qadar oo Jabsatay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Yahuudda Natanyahu.[WARBIXIN]

Dowladda Qadar oo kamid ah dalalka dhaca Khaliijka ayaa waxa ay jabsatay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha maamulka gumeysiga Yahuudda ninka lagu magacaabo Binyamina-Tanyahu.

Xubanaha fuliyay weerarka ee taabacsan xukuumadda Dowxa ayaa waxaa usuuragashay, iney jabsadaan islamarkaana gacanta ku dhigaan xogo muhiim ah oo yiillay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Yahuudda.

Halkaan ka Degso Warka Qadar

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.