Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Sheegay in Dowladda Fedaraalka ay ku Fashilantay Dagaalka Al-Shabaab.

Xildhibaan Sheegay in Dowladda Fedaraalka ay ku Fashilantay Dagaalka Al-Shabaab.

Xildhibaan Garaad oo kamid ah baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in Dowladda Fedaraalka ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh ay ku fashilantay dagaalka ka dhanka ah Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Dagaalka oo kaliya ma ahane waxa uu xusay in Dowladda Fedaraalka ay dhan waliba ka fashilantay, haddii ay ahaan laheyd siyaasadda arrimaha gudaha iyo tan dibadda intaba.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.