Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsBiriq Wiil iyo Aabihiis ku Dishay Deegaan Dhaca Bariga Magaalada Jowhar ee...

Biriq Wiil iyo Aabihiis ku Dishay Deegaan Dhaca Bariga Magaalada Jowhar ee Sh-dhexe.

Maalintii shalay roobab xooggan ayaa waxa ay ka da’een magaalada Jowhar iyo deegaannada hoosyimaada.

Deegaan dhaca bariga magaalada Jowhar ayaa waxa ay biriq ku dishay wiil iyo aabihiis. Mid kamid ah dadka deegaanka oo saxaafadda la hadlay ayaa ka warbixiyay sida ay wax udhaceen.

Halkaan ka Degso Warka Biriqda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.