Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsDad Shacab ah oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Bur-Saalax ee Gobolka Mudug.

Dad Shacab ah oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Bur-Saalax ee Gobolka Mudug.

Kooxo hubeysan ayaa xalay fiidkii magaalada Bur-Saalax ee gobolka Mudug ku dilay, labo nin oo midkood ganacsato ahaa midka kalena uu maamule kaa ahaa xarunta shirkadda isgaarsiinta Golis ee ku taalla Bur-Saalax.

Ragga la dilay waxaa magacyadooda lagu kala sheegay Burhaan Xaashi oo ahaa maamulihii shirkadda isgaarsiinta Golis iyo Mahad oo ahaa ganasade si wayn looga garanayay gobolka.

Halkaan ka Degso Warka Mudug

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.