Waxaa la baahiyay qeybta sadaxaad fariimo ka imaanaya maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii cuslaa ee ka dhacay magaalada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Maxbuuskaan ayaa lagu magacaabaa Axmed Cusmaan Shariif, waxa uuna ciidamada Dowladda Fedaraalka ku biiray sanadkii 2021-ka, ugu dambeynna waxaa lagu qabtay weerarkii Masaajid Cali Gaduud.
Halkaan ka Degso Warka Maxbuuska