Monday, April 21, 2025
HomeUncategorizedDowladda Fedaraalka oo ku Hajabtay Boobka Dhulalka Dadka ee Muqdisho & Duleedkeeda.

Dowladda Fedaraalka oo ku Hajabtay Boobka Dhulalka Dadka ee Muqdisho & Duleedkeeda.

Dowladda Fedaraalka ayaa sheegtay iney xoog uga qaadan doonto dadka shacabka ah ee ku nool Muqdisho dhulalka ay leeyihiin ee banaan ama burburay oo ku yaalla gudaha magaalada iyo duleedkeeda.

Taliyaha ciidanka Boolis Millataaro ee Dowladda Fedaraalka ayaa dadka shacab ah ee dhulalka ku leh Muqdisho iyo duleedkeeda ugu hanjabay iney dhulkooda banaan ama burburay dhismayaashii ku yiillay ay ka dhigan doonaan saldhig ciidan, haddii lagu arko ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkaan ka Degso Warka Boobka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.