Dalka Mareykanka waxaa wali ka soconaya xamlaadka lagu tarxiilayo ardayda Jaamacadaha ee aan u dhalan dalkaas kana soo horjeeda duullaanka Yahuudda ee Qazza, sidoo kalana garab istaagga umuujiyay Muslimiinta ku sugan Marinka Qazza.
Tani ayaa sababtay iney yaraato islamarkaana afqabato ardayda ka hadleysa dhibaatada Yahuudda ay ka wado Qazza, sidoo kalana taageeraya ehelkeenna ku dhibaateysan halkaas.
Halkaan ka Degso Warbixinta Mareykanka