Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsMaamulka la Baxay Soomaaliland oo ka Tacsiyeeyay Geerida Pope Francis.

Maamulka la Baxay Soomaaliland oo ka Tacsiyeeyay Geerida Pope Francis.[DHAGEYSO]

Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka labaxya Soomaaliland C/Raxmaan Daahir Bakaal ayaa war uu ku daabacay bartiisa X wuxuu kaga hadlay geerida ku timid Pope Francis oo ahaa baadarigii ugu sarreeyay ee mad-habka Catholic-ga ee diinta Nasaarada.

Wuxuu qoraalkiisa ku sheegay iney si qotodheer uga murugoodeen geerida ku timid Pope Francis sida uu hadalkiisa udhigay.

Halkaan ka Degso Warka Soomaaliland

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.