Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsXildhibaan C/rashiid Xidig: "Dowladda Fedaraalka Waxa ay Mareysaa Halkii Ugu Xumeyd"

Xildhibaan C/rashiid Xidig: “Dowladda Fedaraalka Waxa ay Mareysaa Halkii Ugu Xumeyd”

Xildhibaan C/rashiid Xidig oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa xaaladda maanta heysata xukuumadda uu hogaamiyo Xasan Sheekh ku sifeeyay halkii ugu xumeyd oo aan la saadaalin karin.

Waxa uu tilmaamay in Soomaaliya ay noqotay goob ay isku heystaan dowladaha Shisheeye ee duullaanka ku jooga dalka, kuwaas oo leh masaalix kala duwan, isagoo xusay in maanta aysan jirin meel dalka kamid ah oo ay dhibaato ka jirin sida uu hadalka u dhigay.

Balcad iyo Afgooye ayuu Dowladda Fedaraalka sheegay iney ku adag tahay tagitaankooda, dagaalladii ugu dambeeyayna ay muujiyeen fashilka xagga dagaalka ka heysta madaxda Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.