Dowradaan oo sooctay muddo 8 cesho ah ayaa waxaa loo qabtay kawaanleyda iyo darawallada mootooyinka ee degmada Jamaame oo katirsan gobalka Jubada-hoose.
Tirada dadka loo qabtay dowrada ayaa aheyd 91 ruux, waxaana mudadii ay sooctay ay ku qaateen duruus kala duwan oo ay ka faa’iideen.
Halkaan ka Degso Warka Dowrada