Maxbuus horleh oo katirsan ciidamada Dowladda Federaalka ayaa kasoo muuqday muuqaal cusub, isagoo diraya fariin ku socota Ciidamada Dowladda Federaalka.
Maxbuuskaan ayaa lagu magacaabaa C/raxiin Sheekh Abuukar Cali, waxa uu sheegay in iyagoo Muqdisho jooga oo aysan wax nidaam ciidan ah soo marin la keenay Masaajid Cali Gaduud, halkaasna uu ku qabsaday dagaal culus.