Saacadihii lasoo dhaafay waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya ka dhacay, dil uu xayawaanka Libaaxa oo kamid ah kuwa halis ah ugeystay gabar 14 jir ah.
Dilkaan ayaa ka dhacay goob lagu xanaaneeyo duurjoogta oo ku taalla koonfurta Nairobi, sida ay ku warrantay ah hay’adda duurjoogta Kenya ee magaceeda loosoo gaabiyo KWS.