Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsXamse Cabdi Barre oo Sheegay in Isku-dhexyaac & Nidaam Darro ay ka...

Xamse Cabdi Barre oo Sheegay in Isku-dhexyaac & Nidaam Darro ay ka Jirto Xafiisyadooda.

Xamse Cabdi Barre oo ah Ra’iisulwasaaraha Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay iney xafiisyadooda ka shaqeeyaan dad badan oo aan wax shaqo ah uqaban, kana badan tiro ahaan inta xafiisyada loogu talagalay, kuwaasoo xataa haddii hawl loo diri lahaa uusan boos uga banaaneyn xafiisyada, saasoo ay tahayna ku magacaaban shaqaale dowladeed.

Wuxuu si cad usheegay in heer ka ay ka gaareen nidaam darrada iyo isku dhexyaaca uu wasiir waliba marka uu shaqada imaanayo ay la socdaan dad uu isagu wato, kuwaasoo xafiisyadii ka saaraya shaqaalihii horay ujoogay.

Halkaan ka Degso Warka Xamse Cabdi Barre

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.