Wednesday, April 23, 2025
HomeAll NewsMasuuliyiin Lagu Eedeeyay Iney Dhulboob ka Wadaan Magaalada Muqdisho.

Masuuliyiin Lagu Eedeeyay Iney Dhulboob ka Wadaan Magaalada Muqdisho.

Masuuliyiin katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa lagu eedeeyay iney barakicin ku hayaan qaar kamid ah bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Dadkaan oo warbaahinta kula hadlay magaalda muqdisho ayaa tilmamay, in ay hanjabadyo kala duwan kala kulmayaan masuliyiin katirsan Dowladda Fedaraalka.

Waxa ay sidoo kale ka dhawajiyeen, in muddo 7biloowd oo xiriir ah ay hanjabaadyo kala kulmayaan shaqsiyaad ka tirsan Dowladda Fedaraalka, iyo xafiiska maamulka gobalka Banaadir.

Iyagoo sii hadlayay ayaa wax ay tibaxeen in warqad dhulkooda si xooga ah looga qaadanayo uga imaatay, dhanka saldhigyada Madiina iyo Garasbaalley, islamarkaana lagu wargaliyay in ay mudo 7maalmood ug baxaan guryahooda.

Halkaan ka Degso Warka Dhulboobka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.