War kasoo baxay taliska Millateriga Itoobiya ayaa lagu sheegay iney hal goob ku dileen boqolaal malleeshiyaada oo katirsan Jabhadda Fano.
Gobolka Goojam ee wadanka Itoobiya, ayey sheegeen iney iney halkaasi oo kaliya ku dileen in ka badan 300 oo malleeshiyo ah hal maalin gudihiis sida ay ku sheegeen war ay soo saareen.
Ma helin ila ka madax banaan oo xaqiijinaya sheegashadooda, balse gobolkaas waxaa ka socda dagaallo lafo jabis ah.