Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 26-10-1446 oo waafaqsan 23-04-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya C/Fataax Faarax Diiriye.
Halkaan ka Degso War Habeen 23 04 2025