Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsDagaal Khasaare Dhaliyay oo Maleeshiyaadka Macwiisleyda ku Dhexmaray Hiiraan.

Dagaal Khasaare Dhaliyay oo Maleeshiyaadka Macwiisleyda ku Dhexmaray Hiiraan.

Malleeshiyo katirsan kuwa mooryaanta Macaawisleyda ayaa dhawaan dagaal culus waxa uu ku dhexmaray, baadiyaha degaanka Ceel-hareeri ee katirsan gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa waxaa ka dhashay dhimashao iyo dhaawac, wuxuuna markii hore ka bilowday weerar ay soo qaadeen mid kamid ah labada garab ee dagaallamaya.

Sarkaal katirsan maamulka la baxay Hir-Shabeelle oo goobta dagaalku ka dhacay tegay ayaa kawarramaya sidey wax udhaceen.

Halkaan ka Degso Warka Macawiisleyda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.