Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Wargaadhi iyo saldhiggii ay askarta Dowladda Fedaraalka ku lahaayeen halkaas, kadib weerarkii cagmarinta ahaa ee ay saakay lagu qaaday ciidankii ku sugnaa deegaanka.